(Mogadishu,
December
16,
2007
HornAfrik Media)
Wareegto ka
soo baxdey Xafiiska Madaxweyneha P/Land Cadde Muse Xirsi ayaa
waxaa isku shaandheyn uu ku sameeyey golihiisa Wasiirada.
Qeybaha
Wasaaradaha lagu saameyeey waxaa ka mid ah Wasaaradii
Dolwadaha Hoose iyo HRM oo Wasiirki Cali Cabdi Awaare waayey
xilkiisa isaga oo lagu badaley Cabdulahi Siciid Samatar.
Maxamad Cali
Yusuf 'Gaagaab" ayaa dib loogu magacaabey Wasaaradda
Maaliyada.
Dhinaca kale
Wasiirka Qorsheynta Cabdi Salaad ayaa meesha ka baxey isaga oo
lagu badaley Xasan Maxamad Jibriil.
Axmad Siciid
Nuur oo horey u ahaan jirey Wasiirka Waxbarashada ayaa
buuxiyey xilkii uu baneeyay Siciid Maxamad Raage
Wareegtada oo faah faahsan ayaa hoos ku
qoran.
DOWLADDA
PUNTLAND EE SOOMAALIYA
XAFIISKA
MADAXWEYNAHA
Xeer
Madaxweyne Lr. 197 ee December 15, 2007
kuna saabsan
dhismaha golaha cusub ee xukuumadda DGPL
--------------------------------------------------------------------------------
Madaxweynaha
Puntland,
Markuu arkay
: Dastuurka Puntland
Markuu
garowsaday : In isbeddel lagu sameeyo golaha xukuumadda DGPL
Markuu
tixgeliyey : Duruufaha siyaasadeed ee ka jira Puntland
Markuu la
tashaday : Madaxweyne ku xigeenka Puntland
Magacaabidda
xubnaha golaha xukuumadda.
1. Wasaaradda
Caddaaladda & Arr. Diinta
C/risaaq
Yaasiin C/le, wasiir
Maxamuud
Faarax Maxamuud,wasiir ku xigeen
2 .Wasaaradda
Arr.Gudaha
C/rashiid
Jaamac Warsame (Barkhadle),wasiir
Ibraahim
Cartan Ismaaciil,wasir ku xigeen
Axmed Aadan
Carab,wasiir ku xigeen
3. Wasaardda
Amniga & DDR
S/Guuto C/laahi
Saciid Samatar, wasiir
Faarax Cabdi
Axmed,wasiir ku xigeen
Yaasiin Cali
C/le,wasiir ku xigeen
4. Wasaaradda
Maaliyadda
Maxamed Cali
Yuusuf, wasiir
Yaasiin
Cartan Maxamed,wasiir ku xigeenka Dakhliga
Xasan
Cabdalla Xasan,wasiir ku xigeenka Maamulka
5. Wasaaradda
Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
Xasan Maxamed
Jibriil, wasiir
Cali Axmed
Cali,wasiir ku xigeenka Qorshaynta
C/laahi
Maxamed Barre,wasiir ku xigeenka Iskaashiga Caalamiga
6. Wasaaradda
Hawlaha Guud & Gaadiidka
C/laahi Cali
Xirsi,wasiir
Nuur Xasan
Faarax,wasiir ku xigeen
Cali Maxamed
Warsame,wasiir ku xigeen
7. Wasaaradda
Ganacsiga & Warshadaha
C/Samad
Yuusuf Maxamed, wasiir
Cabdi Yaasiin
Xirsi,wasiir ku xigeen
8. Wasaaradda
Xanaanada Xoolaha, Beeraha & Deegaanka
Cali Jaamac
Faarax,wasiir
Xasan Daahir
Maxamuud, wasiir ku xigeenka X.Xoolaha
Max’ud Max’ed
Sh.Ibraahim,wasiir ku xigeenka Beeraha & Deegaanka
9. Wasaaradda
Batroolka & Macdanta
Xasan Cusmaan
Maxamuud,wasiir
10.
Wasaaradda Kalluumaysiga, Dekedaha & G.Badda
Axmed Saciid
Aw Nuur,wasiir
C/weli C/raxmaan
Geyre, wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga
C/qaadir
Muuse Yuusuf , wasiir ku xigeenka D & G.Badda
11.
Wasaaradda Shaqada & Dhalinyarada
C/Nuur Cilmi
Maxamuud, wasiir Cali Axmed Faarax (Naaji), wasiir ku xigeen
12.
Wasaaradda Caafimaadka
C/raxmaan
Saciid Maxamuud, wasiir
C/raxmaan
Diiriye Shuuqe,wasiir ku xigeen
13.
Wasaaradda Waxbarashada
Maxamuud Bile
Dubbe, wasiir
Cabdi Maxamed
Maxamuud (Goobbe),wasiir ku xigeen
Keyse Cawil
Ladane,wasiir ku xigeen
14.
Wasaaradda Warfaafinta & Dhaqanka
C/raxmaan
Maxamed Saalax, wasiir
C/qaadir
Geelle Maxamed, wasiir ku xigeen
15.
Wasaaradda H.Haweenka & Arr.Qoyska
Caasha Geelle
Diiriye, wasiir
Buraale
Yuusuf Weris, wasiir ku xigeen
Jaamac Xirsi
Faarax, wasiiru dowlaha Amniga