Sheikh Shariif oo ka waramay waxa ka soconaya Dalka Somalia qaabka loo mari karo Dib u heshiisiinta.

(Mogadishu, Sunday ,11, February 2008,(Hornafrik Media).

gudoomiyeha ururka dib u xoreynta Somalia Sheikh Shariif oo u waramayay HornAfrik ayaa sheegay in ay damaanad qaadayaan inaan la weerari doonin Dowladda kmg ah hadii ay baxaan Ciidamada Ethiopia.

Sheekh shariif waxa uu hada kusugan Magaalada Doxa ee wadanka Qadar waxana la filayaa inuu tago Magaalada Qaahira ee caasimada wadanka Masar halkaasi oo casuumad rasmi ah ay ka heleen xubno ka mid ah ururka dib u xoreynta Somalia.

Wareysi dheer ayuu siiyay Sheekh shariif Idaacada Hornafrik isaga oo Doxa kusugan.

 

ka Dhagayso halkaan wareysiga oo dhan.

 wararkii Hore

Copyright © HornAfrik Media INC. 1999 - 2006. All rights reserved
Designed by AfroTech
Webmaster-Faracade20@hotmail.com