Message 1
dadka soomaaliyeed waxay ahaan jireendad sharaftu la weny
tahay sumcadoodana sumcadoodana aad u ilaashada ninkii
bulshadiisa ama beeshiisa ama qabaailkooda falal fool xumo ku
ah oo diinta iyo dhaqanka qilaafsan ku kaca xiliga colaadaha
iyo dhibaatooyinku jiraan wuxuu marka danbe noqon jiray mid
cabaareysan oo bulshada ka takooran sida xigmadaan ku cad gob
geed ma gooyso hadey goysana gunta kama jarto
Message2
ninka maatidiisa la laayo waxay ku ahaan jirtay arin
usanabitkiis ka sabrin nabadna ka qaadan sidaa daraadeed
maati leyntu waxayna keeni jirtay colaad aan harin iyo godab
aan sidoo kale la ilaawin sida ku cad oraahdan maato la
laayo maalo reebtay
Message 3
diinta islaamka waxay bani aadamka u aqoonsantahay in alle
karaameeyay oouu ka fadilay dhamaan noolaha uu abuwuxuu ku
baaqayaa in wuxuu ku baaqayaa inuray sida ku cad ayada
afaraad ee suuratul al tiin alle ayaa yiri xaqiiqdii waan
abuuray dadka abuuris tan ugu wanaagsan sidoo kalre bulshooy
ogaada uma banaanain qof muslim ah doilo qof kale si kama ah
mooyee
Message 4
dhaamwa bukaanka iyo waliba kuwa la taagdaran jiro ama da.a
iyo hooyooyinka uurka leh waa in sii gaara loo ilaaliyo loona
xurmeeyo . sharciga islaamka waxa uu reebayaa in la dilo
dadka waayeelka ah haweenka iyo caruurta n c sw ayaa sidaa
yiri sida uu sheegay i qaliifkii islaamka sayid cumar binu
qadaab waxa uu marar badan ku celceliyay hadilina kuwa dada
ah haweenka caruurta xiliyada dagaalada yar yari jiraan
sidoo kalana yaan la dilin kuwa farda ku duulkaku duulka ahba
Message 5
xeerka birimageydada wuxuu qeexayaa in nuuc gaara oo dadka ka
mida aanse ku jirin dagaalka ay ahayd inaan la dilin ama la
dhaawicin balse marwalba la siiyo xanaano iyo daryeel
dadkaas waxaa qeyb ka ahaa dumarka caruurta waayeelka iyo
bukaanka
xeerka soomaalida wuxuu ku baaqayaa in qofku la dagaalo kuwa
la dagaalamaya oo kaliya
Message 6
dadka dhexdagan qabaailada dagaalamaya oo aan ku jirindagaalka
xididnimo ha u daganaadeenae ama magan haku joogaaneiyaga iyo
hantidooda midna lama taaban jirin
sidoo kale ninka labada qolo ee dagaamaya ka tirsan aanse
dagaalka ku jirin hubna sidan iyo kan warma qaadka ah ee
aan ogeyn in dagaal dhacay iyagana lama taaban jirin
Message 7
dhaqankii soomalidii hore ee colaadaha waxaa caado ahaan
jirtay in la badbaadiyo qofkasta oo dagaal lagu qabto
waxaana lagu simi jiray abaan duulaha colka waxaana ka
dareemi kartaa tixdan gabayga ah ee uu tiriyay sayid maxamed
cabdulle xasan taasoo oraneysa maandhow axsaan lagama tago
eed hadaad faliye
Message 8
waxaa reebanaa in la gubo ama la bililiqeysto amaba la dhaco
guryaha iyo hantida hoostaala beeraha iyo xoolaha raaflaha
ah iyo in la duugo ilaha biyaha goobaha lagu cibaadeysta iyo
inaan la dili jirn qofka magan gala masaajida iyo dugsiyada
diinta lagu barto
goobahaasina ujeedo colaadeed looma gali jirin xilyada
colaaduhu jiraan
Message 9
falal colaadeedka ku talaxtaga iyo bahdilnimadu ku jiraan ee
ka baxsanxeerarka dadnimo waxaa la oran jiray cuqubo ama
halaag taa oo la rumeysan yahay cawaaqib xumadeeda cidii
gashaana facyaal badan la socon jirtay sida ku muuqata
tuduc uu horey u tiriyay gabyaa soomaaliyeed
Message 10
dumartka iyo caruurta waxaa dilkooda laga dhaxli jiray ceeb
cuqubo iyo cawaaqib xumo
ninkii dumarka iyo caruurta ku hoos noqda waxaa loo arki
jiray nin fulay ah oo raga dagaalkooda kasoo baqay kuna ciil
baxaya ama ku cara burburaya maatida leeyndeeda
dhinaca kale haddii laga eegana dumarka iyo caruurta waxay
ka dhignaayeen beertii iyo abuurkii suurto galiyay taranka
dadka.
Message11
colaadaha ugu daran uguna cawaaqibka xun waa tan aan laga
hishiin maxaayeelay
mid ama labada qeebood ee colaada kuguul dareesta inuu
xakeemayo xeerarka mabaadiida biri mageedada ee soo yaalka
ah;taasina waxay kamid ahayd aanfooyinkii laga duceesan jirin
sida
cara aan laga soonoqan ceyr aan laga dhaqan cudur aan laga
bogsan colaad aan laga heshiin iyo cilmi aan laga in tifaacin
Massege 12
Xeer dhaqameedkii soomaqlidii
horeee xiliyada colaadahawaxa uu tilmaamayaa haddii dagaal
laga fursan waayo in gobonimo lagu diriro
Waxaa kaloo uu muujinayaa iney
jiraan dad lama dilaan ah iyo hanti lama dhacaana xiliyada
colaaduhu jiraan
Massage 13
Maxaabiista dagaalka waa in waqti
walba si biniaadanimo loola dhaqmogaar ahaan in laga dhowro ku
xadgudubka iyo ucaga jugleynta alle sw waxa uu quraankiisa
kariimka ahi ku sheegay ayada sideedaad ee suuratul alnisaa
ruuxii alle dartiis quud usiiya masaakiinta baahan. Agoonta.
Wuxuu noqonayaa mid loo naxariisto
Massage 14
Waxaa xaaran ah in la sameeyo
falal aargoosi ah oo lagula kaco dadka maganta iyo hantidooda
taasoo ceeb ku noqon jirtay cidii ku kacdaa arintaasi
Waxaa sidoo kale reebnaa in la
dhibaateyo.
Maseege 15
Dagaal kasta oo dhaca xaaraan bey
ku aheyd xeerka soomallida in la dilo ama la wax yeeleeyo
haweenka, caruurta, waayeelka, culumaa'udiinka, xerta,
bukaanka, maganta, ergada, martida, safarka, iyo rayidka aan
dagaalka ku jirin.
Dhaawaca cadawga guud ahaan wxaaa
reebanaa in leys raaciyo.
Waxaa waajib aheyd in daryeel loo
fidiyo.
Raga dagaalka lagu soo qabto ama
qof dagaalka ku jira ee magan gala qof kale waa la bixin jiray
nin doorkana lama dili jirin.
Massage 16
Xeer dhaqameedkii somaalida ee
colaadha iyo xeerka caalamiga ee aadaninimo inta badan waa
laba xeer oo isu dhigma.
Xeerka caalamiga ee aadaninimo
waxaa ka midah afarta axdi ee jineefa ee soo baxay sanadkii
1949-kii iyo labada kaabayaal ee iyana soo axay sanadkii
1977-kii, dhamaantood waxay dhoowrayaan xuquuqda aadaninimo ee
dhianaha dagaalka sida dhaawaca dadka maraakiibtu la degto,
maxaabiista, rayidka iyo ahntidooda.
Xeerarkan waxaa saxiixay wadamada
dunida intooda badan, somailyana waxay saxeexday xeerkan
sanadkii 1962-kii.