Axmed Nuur Jaangow ALLe Ha u naxariisto.

(Mogadishu, Tuesday  ,25  March 2008,(Hornafrik Media)

ALLE ha u naxariistee waxa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaamaxamiistihii caanka ahaa Al-fanaan Axmed Nuur Jaangow kadib markii uu soo wajahay xanuun deg deg ah.

Halkaan ka Dhagayso qeyb ka mid ah Taariikha marxuunka iyo warbixinta.

Alle ha u naxariistee abwaan ayaa xanuun de deg ah u geeriyooday xili la doonayay lagu daaweeyo isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxana si wayn ay u taabatay geeridiisu dadka soomaaliyeed oo dhan.

 wararkii Hore

Copyright © HornAfrik Media INC. 1999 - 2006. All rights reserved
Designed by AfroTech
Webmaster-Faracade20@hotmail.com