Weeraro
bambaano oo ka dhacay magaalada Baydhabo.
Koox hubeysan oo aan heybtooda la garanaynin
ayaa caawo ilaa iyo labo bambo oo nuuca
gacanta laga tuuraa waxa ay ku tuureen hotelka
weyn ee Manchester ee ku yaala bartamaha
magaaladaasi Baydhabo.Mon-27-August-2007
Ilaa
sadax qof ayaa ku dhaawacmay dhowr qarax oo
is xig xigay oo ka dhacay maanta wadada 1-aad
ee suuqa wayn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.Mon-27-August-2007