Horn Afrik

Kumanaan qof oo mudaharaad ka dhigay magaalada Muqdisho(dhageeyso)
Madaharaadkan oo ay ka qeyb galeen kumanaan qof oo ka mid ah dadka ku nool magaalada muqdsisho ayaa ka dhacay garoonka kubadda cagta ee istaadiyo Muqdisho.

banaanbaxan oo ahaa kii ugu weynaa ee ka dhaca magaalada muqdisho muddooyinkan dambe ayaa ahaa mid looga soo horjeedo in la gubo kutubka Qur’aanka  kariimka ah waxana dadkii ka qeyb galay banaabaxan la hadlay saraakiil sarsare oo ka tirsan xarakada Al shabaab kuwaasi oo uu ka mid ahaa afhayeenak xarakda Al shabaab Sh Cali Maxamuud Raage.

Shiikh Cali dheere oo goobta ka hadlay ayaa sheegey in aysan marnaba aqbali doonin meel ka dhac loo geeysto Diinta Islaamka iyo guud ahaanba Shucuubta Islaamka ee ku nool wadamada Adduunka isagoo intaasina ku daray in xiriirka ka dhexeeya dadka muslinka ah uu yahay Kutubka Qur’aanka kariimka ah.

Author insert a music with WS Audio Player.
Download (Dhageeysi Shiikh Calidheere banaabax).

M/weynaha KMG oo si kulul u weeraray siyaasadda xoogagga ka soo horjeeda dowladdiisa(Dhageeyso)
Madaxweynaha KMG ee soomaaliya SHariif Sh Axmed ayaa si kulul u weeraray siyaasadda xoogagga Islaamiga ah ee la dagaalamaya dowlladdiisa isagoo khudbaddiisana ku isticmaalay ereyo aad u adag oo aan looga baran in uu u adeegsado.

Madaxweynaha KMG Shariif Sh Axmed oo la hadlayey xubno isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa ugu horreeynka hadlay munaasabadda ciidal fidriga isagoo isla markaasina hambalyo u diray dhamaanba shacbiga Soomaaliyeed.

Madaxweynaha KMG  Shariif Sh Axmed ayaa sheegey in munaasabaddani ay ka duwan tahay kuwii  ka horreeyey isagoo sida hadalka uu dhigayna sheegey in xoogagga ka soo horjeeda dowladdiisu ay diideen in shacbiga Soomaaliyeed ay farxad ku ciidaan.

Madaxweynaha KMG waxa uu si kulu u dhaleeceeyey siyaasadda xoogagga ka soo horjeeda oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo sida hadalka uu u dhigay ku dhuumanaya diinta Islaamka,

Hadalka madaxweynaha oo aad u dheeraa ayaa waxa si weyn looga dareemayey carada uu u qabo kooxaha ka soo horjeeda dowldaddiisa sida Xarakada Al Shabaab iyi ururka Xizbulislaam isagoo u adeegsaday ereyada ay ka mid yihiin Mujrimiin iyo Munxarifiin oo ah ereyo aad u adadag oo aan looga baran in uu ku isticmaalo khudbadihiisa waxana dhinaca kale uu sheegey in la soo gaaray xiligii ay fashilmi lahaayeen xoogagga la dagaallamaya  DKMG iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Madaxweyanah ayaa gebegebada hadalkiisa baaq u jeediyey Odayaasha dhaqanka,aqoonyahanada iyo culumaa’udiinku in ay bulshada soomaliyeed ka wacyi geliyaan ugana digaan habdhaqanka xoogagga ka soo horjeeda oo uu ku tilmaamay in ay yihiin  arrimo khatar ah.

Author insert a music with WS Audio Player.
Download (Dhageeyso Khudbadda M/weynaha).

Hogaamiyaha guud ee xarakada Al shabaab Sh Muqtaar Abu Zubeyr oo ka hadlay dagaalka Muqdisho(Dhageeyso)
Hogaamiyaha guud ee Xarakada shabaabul mujaahidiin Sh Muqtaar Abu Zubeyr ayaa ugu horreeyn ka hadlay hadalka dhowaan ka soo yeerey mid ka mid ah baadiyaasha waaweeyn ee dalka mareeykanka kaasi oo sheegey in uu gubayo kutubka Qur’aanka kariimka ah waxana Sh Muqtaar Abu Zubeyr uu sheegay in taasi ay tahay mid muujineeyso tabar darrida iyo niyad jabka sidoo kalena muujineeysa colaadda dhextaalla Islaamka iyo gaalada waxana uu ugu baaqay dhamaanba dadka islaamka ah in ay ka dhiidhiyaan gaar ahaanna muslimiinta ku nool dalka mareeykanka.

Sh Muqtaar Abu Zubeyr waxaa kale oo uu ka hadlay dagaalka ka soconaya magaalada muqdisho iyo dagaaladii ugu dambeeyey ee ay la galeen ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xarakda Al shabaab isagoo intaasina ku daray in ay ka soo hooyeen guulo waaweeyn.

hogaamiyaha xarakada Al shabaab Sh MUqtaar Abu Zubeyr ayaa sidookale ka  hadlay weerarkii dhowaan ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ugu dambeeyna ku baaqay in la kordhiyo dagaalka ay kula jiraan ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM.
Author insert a music with WS Audio Player.
Download ((soo dejiso).

Golaha wasiirada oo la kulmay M/weyne Shariif(dhageeyso)
madaxweynaha KMG ee Soomaaliya Shariif SH axmed ayaa waxa uu la kulmay xubnaha golaha wasiirada kulankaasi oo ka dhacay xafiiska madaxweynahu uu ku leeyahay xarunta madaxtooyada Villasomalia.

wasiirka wasaaradda warfaafinta Eng C/raxmaan Cumar Yariisoow ayaa horn afrik uga warramay kulankaasi iyo waxyaabaha looga hadlay isagoo sheegey in kulanku uu ka dambeeyey casuumaad madaxweynaha KMG Shariif Sh Axmed uu u fidiyey xubnaha golaha wasiirada munaasabadda ciida awgeed,wasiirka warfaafintu waxa uu sheegey in madaxweynuhu kala hadlay xubnaha golaha wasiirada gaar ahaana in ay diyaariyaan sidoo shacbiga soomaaliyeed loogu sameeyn lahaa wacyi gelin ka dhan ah xoogagga islaamiga ah ee ka soo horjeeda DKMG isagoo intaasina ku daray in madasha kulanakaasi xubnaha ka qeybgalay ay ka mid ahaayeen ku xigeenada R/wasaaraha sida  wasiirka dekedaha Shiikh Aadan madoobe iyo wasiirka kaluumeeysiga Prof C/raxmaan xaaji aadan Ibbi.

Kulankan madaxweynaha KMG ahi uu la yeeshey xubnaha golaha wasiirada ayaa ku soo beegmey xilli dalka uu ka maqan yahay R/wasaaraha KMG Cumar C/rashiid oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Author insert a music with WS Audio Player.
Download (Dhageeyso wasiirka warfaafinta Inj Yariisoow).

madaxweynihii hore ee soomaaliya Dr C/qaasim Salaad Xasan oo ku tilmaamay xasuuq dagaalka ka soconaya Muqdisho
Dr cabduqaasim salaad xasanDr C/qaasim oo maanta ka hadlayey shir jaraaid oo uu ku qabtay qadka taleefanka ayaa ugu horreeyn sheegey in uu ka xun yahay dagaalka ka iyo duqeymaha ka dhacaya magaalda muqdiho kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin wax weligeed hore u soo marin Soomaaliya,Dr C/qaasim ayaa dhinaca kale ka hadlay duqeymaha ka imaanaya dhinaca ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalda muqdsisho isagoo ugu baaqay inay joojiyaan adeegsiga taangiyada iyo madaafiicda isagoo dhinaca kalena sheegey in arrintaasi uu kala hadlay madaxweynaha KMG ee soomaaliya shariif Sh axmed isla markaana uu uu sheegey in in uu amro in ciidamada AMISOM lagu amro in ay joojiyaan adeegsiga madaafiicda iyo taangiyada.

dr C/qaasim ayaa sidoo kale baaq u diray xarakda Al shabaab iyo ururka xizbul islaam in ay joojiyaan dagaalka islamrkaana ay oggolaadaan in laga wada hadlo hadafkoda ah in ciidamada AMISOM ay ka baxaan soomaaliya isagoo hoosta ka xarriiqay in aan dagaal waxba lagu gaari karin.

Maamulka Universal TV oo sheegay in ay ka towbad keeneen khaladkii ka dhacay(Cod)
Milkiilaha talifishinka af Soomaaliga ku hadla ee Universal TV Injineer Axmadeey Abubakar ayaa sheegay in ay ALLAH SWT uga towbad keeneen khalad uu sheegay in talifishinka uu ka dhacay todobaadkii hore oo ahaa  in TV-ga uu sii daayay sawir gacmeedyo lagu aflagaadeeyay nabigeena NINKH.

Injineerka ayaa sheegay in arintaasi aysan si ula kac ah u sameynin uuna ahaa khalad ka dhacay dhankooda, waxa uuna sheegay in gabi ahaamba ay shaqadi ka joojiyeen wariyihii warka soo diray iyo ninkii habeenkaas iska laha war qabadka.

Si walba oo ay ahaataba Injineer Axmadeey ayaa sheegay in marnaba aysan aflagaado u quurin nabigeena suuban NINKH, waxa uuna warbahinta qaar ku eedeeyay in ay arinta buun buuniyeen iyagoo ujeedo gaar ah kaleh, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Shacabka Soomaliyeed iyo guud ahaan umadda Islaamka ayuu injineerku ka codsaday in ay cafiyaa.

Dhowaan ayey aheyd markii uu TV-ga Universal sii daayay sawiro lagu aflagadeeynayo nabigeena suuban, taasi oo dhalisay xasaasiyad xoog leh, iyadoo xarakada Shababul mujaahidiinna ayba ka digtay daawashada talifishinkaas.

Codka injineerka oo ka hadlaya khaladki ka dhacay ka dhegeyso dhanka midig ee bogga adigoo dib u laabanaya, qeybta wareysiyada

Ra’isul wasaare Sharmaarke oo aqbalay is casilaadii wasiirada(Cod)
Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha dowladda KMG soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayuu ra’isul wasaaruhu ku aqbalay is casilaadii ay soo gudbiyeen afar wasiir oo ka tirsan xukuumadiisa.

Ra’isul wasaaraha ayaa war saxaafadeedkiisa ku sheegay in iscasilaada wasiiradaasi aysan waxba u dhimi doonin howlihii xukuumadiisa, isagoo sheegay in si dhaqso ah loo buxinayo booskii ay baneeyeen wasiiradi shaqada ka tagay.

Waxa uu sheegay ra’isul wasaraha in  walba uu xaq u leeyahay in uu is casilo balse taasi aynan marnaba hakin doonin shaqada ay qaranka u hayaan, waa sida war saxaafadeedka lagu sheegaye.

Ugu dambeyn ra’isul wasaaraha ayaa amaan balaaran u jeediyay xubnaha baarlamaanka iyo sida ay shaqooyinkooda u wataan, isagoo balan qaaday in wada shaqeyn buuxda uu dhex dhigi doono baarlamaanka iyo xukuumadda.

Sh. Cali Dheere ” maamulka Universal waxa uu ku dhacay Riddo
Afhayeenka xarakada mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Cali Maxa’uud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo maanta ka qeyb galayay barnaamijka hadal heynta todobaadka ee ka baxa idaacadda Hornafrik ayaa ka hadlay arimo badan oo quseeya siyaasadda Soomaaliya iyo dagaalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya, iyadoo sidoo kale uu ka hadlay sawiro lagu aflagaadeeyay nabigeena NNKH oo laga siidaayay talifishinka Universal TV oo ah talifishin ku hadla afka Soomaaliga oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Sheekha ayaa sheegay in maamulka talifishinka Universal ay ku dheceen xadu Ridaa (In ay diinta islaamka ka bexeen) maadaama ay ka qeyb qaateen aflagaadeeynta nabiga NNKH ilaa ay ka towbad keenaana aysan jirin wax laga aqbalayo, isagoo waxba kama jiraan ku tilmaamay cudur daar ay bixiyeen maamulka TV-ga.

Dhinaca kale afhayeenka ayaa dad lasoo qasbay ku tilmaamay banaan baxyadii shalay ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolga Gal-gaduud loogana soo hor jeeday xarakadooda iyo dagaalada ay ka wadaan gobolkaasi, laguna taageerayay culumaa’udiinka Ahlusunna-waljameeca, isagoo culimada Ahlusunna ku eedeeyay in ay dhibaatooyin ku hayaan dadka goboladaasi oo ay ku qasbaan in ay dagaalada galaan.

Sheekh Cali dheere ayaa mar kale ku celiyay in Soomaaliya ay ku marti qaadayaan cid walba oo ka qeyb qaadaneysa dagaalada ay kula jiraan ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya iyo dowladda KMG, isagoo qiray in xiriir dhow ay la leeyihiin urur wynaha Alqaacidda ee uu hogaamiyo Sheekh Usama Bin Laden.

Mid kamid ah dhageystayaashi ka qeyb galay barnamijka ayaa Sheekha weydiiyay sababata ilaa hadda ay ugu dhawaaqi la’yihiin dowlad islaami ah iyagoo gacanta ku haya guud ahaan gobolada koonfureed ee Soomaaliya marka laga rebo qeybo yar oo ka mid ah Muqdisho ayuu Shiikhu Ku jawaabay in ay arintasi ku howlanyihiin qaab dhismeedna ay ku wadaan.

Dhageystayaal fara badan badan oo ku sugan dibadda iyo gudaha dalka Soomaaliya ayaa su’aalo soo weydiiyay Sheekh cali dheere, iyagoo ku kala ragti duwanaa dagaalada ay Shabaabul-mujaahidiin ka wadaan dalka Soomaaliya.

ka dhageyso barnaamijka hadal heynta todobaadka oo dhameystiran qeybta midig ee bogga adigoo dib u laabanaya

Sheekh Fanax, Musharaxii ugu horeeyay ee gudoomiyanimada baarlamaanka
Sheekh Axmed C/laahi Xuseen(Fanax) ayaa noqday shakhsigii ugu horeeyay ee noqda musharax u taagan qabashada xilka banaan ee gudoomiyanimada baarlamaanka.

Sheekh Fanax ayaa ku sheegay waxa ku dhaliyay in uu isu soo sharaxo jagadaasi in uu in badan usoo joogay khilaafka ragaadiyay xubnaha baarlamaanka, balse isaga uu ka shaqeyn doono mideynta xubnaha barlamaanka, kadibna mideynta dowladda KMG iyo ugu dambeyn uu doonayo in shacabka soomaaliyeed ay dhibaatada ka baxaan, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sheekha ayaa xildhibaanada baarlamaanka ka codsaday in ay codkooda siiyaan, isagoo balan qaaday wax qabad dhab ah.

Dhalashada iyo waxbarashadiisi

Sheekh Axmed C/laahi Xuseen (fanax) waxa uu sanadii 1969-kii ku dhashay magaalada Muqdisho, isagoo qur’aanka ku bartay isla magaalada Muqdisho, waxa uu dugsiga sare kaga baxay magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose.

Waxa uu sanadii 1993-dii ka baxay machadka tababarka iyo culuumta islaamka ee magaalada Marka, waxa uuna bare ka noqday machadka daraasaadka islaamka magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha hoose.

Waxa uu sidoo kale arday ka noqday jaamacadda culuumta iyo tiknoolijiyada ee dalka Yemen, kuliyadda qaanuunka iyo shareecada.

Khibradihiisa shaqo

Waxa uu ahaa xeer ilaaliyihii guud ee golihii maxaakiimta islamiga gobolka Shabeelaha hoose intii u dhexeysay sanadadii 1998-ilaa-2003-dii.

2006-ilaa 2007- waxa uu ahaa xoghayaha arimaha bulshada iyo xirirka gobolada ee golihii midowga maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed, isagoo ugu dambeeynna qabtay jagada ah jagada xoghayaha dib u heshiisiinta isbaheysiga dib u xoreynta soomaaliyeed(ARS).

Sheekh fanax ayaa in dhowaalaba ahaa xubunka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Dawladda Soomaaliya oo albaabada isugu dhufatay idaacado madax banaan oo ku yaala muqdisho.
Wararka inaga soo gaaraya idaacadaha soomaliweyn iyo tusmo ayaa ku waramay in albaabada  loo laabay idaacadahaasi kadib markii ay ka hor yimaadeen go,aan maalintii doraad ahayd ka soo baxay maamulka gobolka benadir ee dawladda KMG ah oo lagu amray idaacadahaasi inay dib ugu soo laabtaan baahintooda heesaha iyo muusika astaanta u ahaa barnaamijyadooda iyo wararkooda oo horey xisbul islam ay uga mamnuuceen.

C.wali Maxamed Maxamud oo kamida saraakiisha idaacada Tusmo ayaa HornAfrik u xaqiijiyay inay soo gaaratay warqad ka timid maamulka gobolka benadir oo lagu joojiyay hawlahoodii caadiga ahaa ee ay qaban jiratay idaacadooda. Sidoo kale idaacada soomaaliweyn ayaa albaabada la isugu laabay  kadib markii ay ka dhega adeegtay amarka uga yimid maamulka gobolka benadir ee dawladda KMG ah oo faray inay soo celiyaan heeshii iyo muusikadii ay baahin jireen oo ay hore u joojiyeen maamulka ururka Xisbul islam.

Arintan ayaa imaanaysa kadib markii xogeeyaha gobolka benadir C/kafi Hilowle uu maaliintii axada ku amray idaacadaha madaxbanaan ee ku yaala daanta ay dawladdu ka xukunto magaalada muqdisho inay dib u soo celiyaan heesihii iyo muusikadii ay sii dayn jireen waxaana amarkaasi u hogaansamay idaacadaha Xurmo iyo Codka nabada oo maanta caadi u bilaabay heeshii iyo muusikadii astaanta u ahaa wararkooda.

Saxaafada magaalada muqdisho ayaa dhawrkii bilood ee ugu danbeeyay la daalaa dhacayay amaro iska soo horjeeda oo uga imaanayay kooxaha isku haya siyaasada, waxaana sii kordhayay tacadiyada ay la kulmayaan.