Bahda isboortiga ee dibad jooga ah waxaa ay aaminsanyihiin in xulka qaranka soomaaliya uu yahayXulka mid kaasina uu kaqayb galo tartamada qaarada laakiin taa is badal wayn ayaa kudhacay markii uu laba jibaarmay wax qabadka xiriirka kubada cagta ee soomaaliya,iyo dhaqan galinta qodobada xeerarka gudaha iyo kan dibada oo ah Fifa.Caf oo oronaya in sanadkii [...]


