Home » World Cup You are browsing entries filed in “World Cup”

qaranka U 20-ka oo noqday xul calaamad muuqda kanoqday tartankii Cecafa ee Asmara.

qaranka U 20-ka oo noqday xul calaamad muuqda kanoqday tartankii Cecafa ee Asmara.

Bahda isboortiga ee dibad jooga ah waxaa ay aaminsanyihiin in xulka qaranka soomaaliya uu yahayXulka mid kaasina uu kaqayb galo tartamada qaarada laakiin taa is badal wayn ayaa kudhacay markii uu laba jibaarmay wax qabadka xiriirka kubada cagta ee soomaaliya,iyo dhaqan galinta qodobada xeerarka gudaha iyo kan dibada oo ah Fifa.Caf oo oronaya in sanadkii [...]

August 23rd, 2010 | Posted in Africa Sports, Barnaamijta, Cayaaraha, Ciyaaraha, EUFA, World Cup | Read More »

Xiriirka FIFA soo Dhaweeyey Doorashadii Gudoonka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Xiriirka FIFA soo Dhaweeyey Doorashadii Gudoonka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Hayadda ugu sareeysa Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa hambalyo iyo Bogaadin u soo dirtey gudoonka cusub ee xiriirka Kubada somalia oo dhowaan dib loogu doortey Congresskii 8aad ee lagu qabtey magaalada Muqdisho Warqadda ayaa waxaa uu gudoomiyaha FIFA ku yiri Mudane Said Muganbe aad ayaan ugu faraxsanahay qaabka wacan ee laguugu aaminey in [...]

July 25th, 2010 | Posted in Tartamada, World Cup | Read More »

Xulka Spain Oo Markii Ugu Horeesay Taariikhda Qaaday Koobka Aduunka

Xulka Spain Oo Markii Ugu Horeesay Taariikhda Qaaday Koobka Aduunka

Xulka Spain ayaa markii u horeysay taariikhda ku guuleystay Koobka Aduunka, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Finalka ay gool iyo waxba uga adkaadeen Xulka Holland. Spain waxay u qalantay inay Koobka qaado, marka loo eego ciyaarihii wanaagsanaa ee ay soo bandhigtay, inta badana xalay waxay ka gacan sareysay Xulka Hurdiga ee Holland. Ka [...]

July 12th, 2010 | Posted in Cayaaraha, Ciyaaraha, World Cup | Read More »

Halyeeyga reer Talyaani Roberto Bagio oo dib ugu soo laabanaya masraxyada kubada cagta iyo Talyaaniga oo wareejinaya koobka aduunka.

Halyeeyga reer Talyaani Roberto Bagio oo dib ugu soo laabanaya masraxyada kubada cagta iyo Talyaaniga oo wareejinaya koobka aduunka.

Cabqarigii hore ee xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxaha Foirentina, Juve, AC Milan iyo Inter Roberto Bagio ayaa daboolka ka qaaday inuu jiro wada xaajood u socda isaga iyo xiriirka kubada cagta Talyaaniga ee FIGC si uu ula shaqeeyo tababaraha cusub ee Azzuri Cesare Prandelli oo doonaya inuu nafta kusoo celiyo xulka Talyaaniga oo wax dawaqsan [...]

July 12th, 2010 | Posted in Cayaaraha, Ciyaaraha, World Cup | Read More »

Datch Oo ka Aarsaday Brazil,una diray hoygoodii rio-de jenero.

Datch Oo ka Aarsaday Brazil,una diray  hoygoodii rio-de jenero.

Xulka kubada cagta ee wadanka brazil oo ah wadanka ugu badan ee haysta koobk aduunka ayaa sanadkan raadinaayay in uu kiisii 6-aad qaado si uu usii kordho tirada koobabka ay wadamada laatiin haystaan laakiin taa waxaa maya yiri xidiga da,da yar ee holland oo ciyaar baray macalin dunga iyo wiilashiisa. Ciyaar aad uxiiso badan ayaa [...]

July 3rd, 2010 | Posted in Cayaaraha, Ciyaaraha, World Cup | Read More »

Bafana Bafana Oo Qarka U Saaran In Ay Kaharto Koobka Aduunka,iyo Urugay Oo Talaabo U Qaaday Wareega 16-ka.

Bafana Bafana Oo Qarka U Saaran In Ay Kaharto Koobka Aduunka,iyo Urugay Oo Talaabo U Qaaday Wareega 16-ka.

Xulka Martigaliyaha Koobka Aduunka Ee Koonfur Afrika Ayaa Waxaa ay U dhowyihiin In Ay Kaharaan Koobka Aduunka Kadib Markii ay Qasaaro Xoogan Kala Kulmeen Xulka Uruguay Waxaana Dhulka Ku jiiday Xidiga Lagu Magacaabo Diego Forlan Oo Ahaa Xidigii Kulankaasi. Kulankaasi Ayaa Waxaa Uu Kadhacay Garoonka Loftus-Versfeld Stadium Ee Magaalada Pretoria Oo Ay Kudhex Martay Ciyaar [...]

June 17th, 2010 | Posted in Cayaaraha, Ciyaaraha, World Cup | Read More »

2010 FIFA World Cup Matches

2010 FIFA World Cup Matches

Group A Match Date – Time Venue Results 1 11/06 16:00 Johannesburg – JSC South Africa – Mexico 2 11/06 20:30 Cape Town Uruguay – France 17 16/06 20:30 Tshwane/Pretoria South Africa – Uruguay 18 17/06 20:30 Polokwane France – Mexico 33 22/06 16:00 Rustenburg Mexico – Uruguay 34 22/06 16:00 Mangaung / Bloemfontein France [...]

April 8th, 2010 | Posted in Africa Sports, Barnaamijta, Cayaaraha, EUFA, Tartamada, World Cup | Read More »