Home » Latest Somali News
You are browsing entries filed in “Latest Somali News”
meydka afar askari oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Ugandha kuwaasi oo lagu dilay magaalada muqdisho ayaa la gaarsiiyey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Ugandha. taliayaha ciidamada lugta ee dalkaasi gaashaanle dhexe Katumba Wamala oo garoonka diyuuradaha Entebbe ku qaabilay meydka askartaasi ayaa sheegey in afartaasi askari ay ku dhinteen sharaf isagoo [...]
September 2nd, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
masuuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegey in dalka soomaaliya ay u soo diri doonaan ciidamo tiradoodu ay gaareeyso ilaa iyo toban ku oo askari kuwaasi oo ku biiri doona ciidamada AMISOM ee hadda ku sugan magaalada Muqdisho iyagoo haddii bay yirahdeen dowladda mareeykanku ay bixiso dhaqaalaha iyo saanadda milleteri ee ay u baahan yihiin.tiradan ayaa askarta [...]
September 2nd, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
BRUSSELS, Sept. 1 Haweeneey u hadashay wadamada xubnaha ka ah midowga yurub oo ku sugan Magaalada Brussels ayaa shaca ka qaaday in lacag gaareeysa lixdan milyan oo dollarka mareeykanka ah ay ugu deeqeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada muqdisho iyadoo intaasina raacisay in taageero la siiyo AMISOM ay tahay arrin aad muhiim ugu ah [...]
September 2nd, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
maamulka xarakda Al shabaab ee gobolka Bnaadir ayaa maanta soo bandhigay Ambulaasiyin ay sheegeen in ay ka howlgeli doonaan magaalada Muqdisho si ay gacan uga geeystaan daadgureynta dhaawacyada ka dhaca magaalada Muqdisho gaar ahaana deegaanada hoos yimaada maamulkooda.Ambulaasooyinkan oo ka kooban labo ayaa waxay maamulkooda gobolka banaadir maanta ku soo bandhigeen gudaha suuqa weyn ee [...]
September 1st, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
wefdigan ka socada QM oo ah kii sheerka sarreeyey ee yimaada Maqaalada muqdisho mudooyinkiiugu dambeeyey ayaa ku sugan magaalada muqdisho iyadoo wafdidigan uu horkacayo kaaliyaha xoghayaha guud ee QM ee arrimaha siyaasadda B. Lynn Pascoe iyadoo sidoo kalena xubnaha wefdigan uu ka mid yahay ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan [...]
September 1st, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
magaalada muqdisho ayaa waxaa mar kale ka dhacay duqeynta madaafiicda taasi oo dhalisay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.meelaha ugu badan ee madafiicdu haleeshey ayaa waxa ka mid ah suuqa bakaaraha.xaafadda blacksea.Cali muuse shiiq oo madax ka ah gaadiid ambulaasooyinka ee ay leedhahay shirkadda nationlin ayaa hornafrik u xaqiijiyey iney qaadeen ilaa iyo soddon iyo [...]
September 1st, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
Hogaamiyaha ururka x islaam Sh dahir Aweys ka hadlay shir jaarid oo uu ku qabtay magaalada muqdisho ayuu ku weeraray siyaasadda madaxweynaha KMG ee soomaaliya Sharif Sh Axmed oo uu sida hadalka uu dhig ku tilmaamay inay tahay mid adeegeysa hadafka rer galbeedka,hog ururka xizbulislaam Sh xasan dahir ayaa dhinaca kale baaq u diray ciidamada [...]
August 31st, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay in ka badan labaatan qofna way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay agagaarka kulliyaddii hore ee ciidamada jaalle siyaad,qaraxan ayaa la sheegey in u haeeley labo bus o mid koostar yahayku waasi oo marayey halkaasi.dad goob joogayaal ah iyo askar ka tirsan ciidamada DKMG ee soomaaliya oo [...]
August 31st, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
golaha wasiirada KMG ayaa isugu yimid kulan ay ku yeesheen magaalada muqdisho kaasii oo uu shir gudoomaniyaey R/wasaare Cumar C/rashiid waxana xubnaha golaha wasiiradu ay ka hadleen qodobbo dhowr ah ay ugu weynaayeen sida loo maxakamadeeynayo burcad badeedda soomalida iyo sidii xukuumaddu ay wax uga qaban lahayd amaanka xubnaha baarlamaanka ee ku sugan magaalada muqdisho. [...]
August 30th, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »
afhayeenka xarakada Al shabaab C/casiis Abu muscab oo l hadlay saxaafadda ayaa sheegey in ay la wareegeen fariisimo ciidamada DKMG ee soomaaliya ay ku lahaayeen agagaarka wasaaraddii hore ee boostada iyo isgaarsiinta isagoo sida hadalka uu dhigayna sheegey in ay halkaasi ku dileen askar ka tirsan ciidamada dowladda. afhayeenka ciidamada Al shabaab ayaa dhinaca kale [...]
August 30th, 2010 | Posted in Latest Somali News | Read More »